Feysal Cali Waraabe: “Waxaan hayaa Xog qarsoon oo la xiriirta kulankii Biixi & Farmaajo”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay khudbadii uu Madaxweyne Biixi ka hor jeediyay Baarlamanka Somaliland. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in diidmada Biixi ee safarka Farmaajo ku iman lahaa Hargeysa ay timid kadib markii uu arkay iney ku kaceen shacabka Somaliland. “Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi waxay Addis … Continue reading Feysal Cali Waraabe: “Waxaan hayaa Xog qarsoon oo la xiriirta kulankii Biixi & Farmaajo”